|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhacdo Naxdinle; Guri Ku Gubtay Magaalada Wajaale Oo Ay Ku Dhinteen Afar Qof Oo Isku Qoys Ah Iyo Dhaawaca 3qof Kale.
March 2, 2022 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Dab ka kacay guri jiingad ah oo ku yaala magaalada wajaale gaar ahaan Agagaarka saylada xoolaha ayaa sobobay in ay ku geeriyoodaan afar qof oo kala laba caruur ah, hooyadood iyo walaasheed, halka dhaawac halis ahi soo gaadhay sedex kale oo caruur ah kuwaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo cisbitaalka magaalada gabiley halka afarta qof ee maydka ah la dhigay isla cisbitaalka gabiley. WIXII FAAH FAAHIN AH KALA SOCO WARARKEENA DANBE.
Related posts:DAAWO;-Jaamacada IHU Oo Munaasibad Qalin Jabin Ah Usamaysay Arday Dhamaysatay Qaybaha Kala Duwan Ee... Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Jawaab Ka Bixisay Go,aamadii Kasoo Baxay Urur Goboleedka Igad Ee Dh... Dadwaynaha Degmada Allaybaday Oo Ka Gadooday Tacadi Ay Ciidanka Qarka Shishe Ee Itoobiya Kula Kacee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|