Deegaanka Farowayne Oo Munaasibad Loogu Qabtay Arday Dhamaysatay Xiftiga Quraanka Kariimka Iyo Waxyaabihii Soo Jiitay Culimadii Ka Qayb gashay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Deegaanka Farowayne Oo Munaasibad Loogu Qabtay Arday Dhamaysatay Xiftiga Quraanka Kariimka Iyo Waxyaabihii Soo Jiitay Culimadii Ka Qayb gashay!
March 5, 2022 - Written by Editor:

FAROWAYNE(W,N)-Munaasibad isku sidkan Ayaa deegaank farowayne loogu qabtay ardayda Umul quraan oo dhamaysatay Xiftiga Quraanka Kariimka ayaa waxaa ka qaybgalay sheikh Aadansiiro,Xildhibaan Axmed Dayib “Ku Cadeeye” iyo culimo awdiin iyo masuuliyiin kale.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS