|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawladda Maraykanka Oo Ogolaatay In Safaarada Somaliland Kasoo Guurto Virginia Oo Soo Degto Washington Sida Safaaradaha Kale
March 23, 2022 - Written by Editor:Washington(W,N)-Dawladda Maraykanka ayaa ogolaatay in xafiiski Safaarada Jamhuuriyadda Somaliland ku lahayd dalka Maraykanka laga soo raro magaalada Alexandria ee Gobolka Virginia oo lasoo dajiyo caasimadda Washington DC oo wax yar u jirta Alexandria. Ogolaanshahan in laga furo caasimadda dalka Maraykanka ayaa wuxu safaaradda Somaliland siinaya meeqaam diblomaasiyadeed oo la mid ah ka safaaradaha kale ee deggan Washington.Talaabadan ayaa ka mid ah guulaha Somaliland usoo hoyday ee ka dhashay wadahadaladi uu madaxweyne Muse Biixi iyo xubnaha wafidigiisa balaadhan ee uu hogaaminaya ay Washington kula yeesheen masuuliin sar sare oo ka tirsan xukuumadda iyo Congress-ka Maraykanka. Related posts:DAAWO; Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Ku Rafatay Heestii Fanaanada Weyn EE Sahra Axmed EE ahayd Had... Wasaaradda Waxbarashada JSL Oo ku Dhawaaqday Xiliga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dalka Wasiirka Beeraha Jsl Oo Hogaanka Xisbiga Wadani Ku Eedeeyay In Ay Dalka Jabhado ka Abuureen, Muxuuse... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|