DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Biyo Xidheen Xukuumadu Somaliland Ka Hirgalisay Gobolka Gabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Biyo Xidheen Xukuumadu Somaliland Ka Hirgalisay Gobolka Gabiley!
March 2, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa biyo xidheenka ugu wayn somaliland ka hirgalisay gobolka gabiley ka hirgaysa dhaam biyood gaar ahaan deeganka waqooyiga ee magaalada gabiley ee bohol qawle.

Biyo xidheenka oo ay ku baxday dhaqaale badan ayaa ah mid loo dhisay qaab casriya kaasi oo ilaa hada biyihii galay wakhtigii guga ay ka buuxaan,

Shirkada hirgalisay dhismaha biyo xidheenka ayaa ka warbixiyay qaabkii ay uxidheen iyo waxyaabaha uu kaga duwan yahay biyo xidheenadii hore ee laga dhisi jiray Somaliland.

Dhanka kale hirgalinta Biyo xidheenka ayaa waxaa door laxaadle ka qaatay sidii uu uhirgalilahaa maayarka magaalada gabiley,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

 

COMMENTS
LINKS