DAAWO;-Muuqaalada Guud Ee Kulanka Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Maraykanka Iyo Waftiga Madaxwaynaha Jsl.
March 19, 2022 - Written by Editor:
WASHINTONGMadaxwaynaha jsl iyo waftigii uu hogaaminayay eek u sugnaa cariga Dalka Maraykanka ayaa kulan la qaatay jaaliyada reer ee ku dhaqan Maraykanka taasi oo ay kazoo qaybgaleen aqoonyahan iyo dadwayne tiro badan.