DAAWO;-Mushtaaq Cabdi Naano Oo Shaacisay In Ay Isguursadeen Xil Barkhad Batuun Iyo Nuxurka Fariin Ay Udirtay Dadka Ceebaha Ka Faafinaya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Mushtaaq Cabdi Naano Oo Shaacisay In Ay Isguursadeen Xil Barkhad Batuun Iyo Nuxurka Fariin Ay Udirtay Dadka Ceebaha Ka Faafinaya.
March 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Marwo Mushtaaq Cabdi Naano oo ah gabadh Reer hargaysa ayaa shaacisay in ay xildhibaan barkhad batuun Isguursadeen iyagoo xor islamarkaana ilaahay ku arsaaqay wiil

Sidoo kale marwo mushtaaq ayaa fariin culus udiray dad Masuuliyiin ah oo mudooyinkii danbe warbaahinta ka Cunsuriyadaynayay xildhibaan barkhad iyadoo usoo jeedisay in Ay xusuus naadaan in ay hablo dhaleen amaba la dhasheen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS