GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley maayarka magaalada gabiley ,iyo masuuliyiin ka socday xeer ilaalinta guud ee qaran ayaa maanta siwada jir ah udhagax dhigay xafiiska xeer ilaalinta gobolka gabiley.
Sidoo kale waxaa munaasibada dhagax dhiga goob joog ka ahaa masuuliyiin ka socda haayada UNDP.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;