|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barnaamijka Aas Qaran Oo Xabaalaha Baqiic Ee Galbeedka Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Rashiid Cumar Sheekh.
March 3, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Barnaamijka laga diyaariyay aaskii marxuum rashiid cumar sheikh muxumed oo maalintii shalay lagu aasay xabaalaha baqiic ee galbeedka magaaladaa hargaysa. Aaska marxuum rashiid cumar sheikh ayaa waxaa kazoo qaybgalay taliyaha ciidanka qaranka,maayarka Magaalada gabiley,xildhibaano ka kala tirsan golayaasha Wakiilada ,iyo deegaanka iyo boqolaal kamid ah shacabka reer Somaliland . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN;
Related posts:Daawo:Shirkada Dhismaha ee Najax Constraction Companay Oo Dhismayaal Cusub Ka Hirgalisay Gudaha Baa... Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Faah Faahin Ka Bixiyo Safarkii Uu Ku Tag... Ururka Suxufiyiinta Jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Caafimaad Ee Tafatiraha Horn Cable Tv Oo Mudo Xidhan. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|