DAAWO;-Barnaamijka Aas Qaran Oo Xabaalaha Baqiic Ee Galbeedka Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Rashiid Cumar Sheekh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barnaamijka Aas Qaran Oo Xabaalaha Baqiic Ee Galbeedka Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Rashiid Cumar Sheekh.
March 3, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Barnaamijka laga diyaariyay aaskii marxuum rashiid cumar sheikh muxumed oo maalintii shalay lagu aasay xabaalaha baqiic ee galbeedka magaaladaa hargaysa.

Aaska marxuum rashiid cumar sheikh ayaa waxaa kazoo qaybgalay taliyaha ciidanka qaranka,maayarka Magaalada gabiley,xildhibaano ka kala tirsan golayaasha Wakiilada ,iyo deegaanka iyo boqolaal kamid ah shacabka reer Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS