Cisbitaalka Magaalada Gabiley Oo 30 Bukaan Ah Ufidiyay Qaliino Kala Duwan Oo Bilaash ah . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cisbitaalka Magaalada Gabiley Oo 30 Bukaan Ah Ufidiyay Qaliino Kala Duwan Oo Bilaash ah .
March 23, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Cisbitaalka Guud ee magaalada gabiley ayaa Qaliino bilaash ah usameeyay bukaano faro badan oo ubadan dad danyar oo awoodi kari waayay in ay dhaqaale bixiyaan amaba tagaan cisbitaalo dabadeed.

Agaasimaha Guud ee Cisbitaalka Gabiley Dr Niciima Yuusuf Cilmi maamulka degmada degmada gabiley ka gobolka ayaa ka hadlay adeegyada uu bulshada uhayo cisbitaalka gabiley.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS