|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Ruushka Oo Saacado U Qabtay Shacabka Reer Ukraine Inay Iskaga Baxaan Kiyeef, iyo magaalooyin kale
March 7, 2022 - Written by Editor:KYIV(W,N)-Ciidammada Ruushka ayaa saaka oo Isniin ah sheegay inay xabada joojinayaan si ay fursad usiiyaan inay shacabka reer Ukraine iskaga baxaan magaalooyinka; Kiyeef (Kyiv), Kharkiv, Mariupol iyo Sumy. Magaalada Mariupol ee ku taalla xeebta koonfureed ayey shalay markii labaad guuldareysteen dadaalkii shacabka magaaladaasi lagaga saari lahaa kadib markii ay jabtay xabad joojintii ay ku dhawaaqeen Ruushka iyo Ukraine. Ruushka ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabi doonaan hawlgalka ay gudaha ugu galayaan caasimada Ukraine ee Kiyeef arrintaan oo sare u qaaday tirada dadka maanta iskaga qaxaya magaaladaasi, waxaana sidoo kale la filayaa in Ruushka uu dardar gelin doono duqeynta magaalooyinka waaweyn Related posts:Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweynaha Somailand Oo Heshiis Dhinacyo Badan Taabanaya La Saxeexday Mas... Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qayb-galay Xidhitaanka Dufcaddii Saddexaad Ee Barnaamijka Carbiska Shaqo Qara... DAAWO; “Ceelalyo Ummadda Uma aha kuwa Maqaaxiyaha fadhiya Ee fadhi ku Dirirka Talo Aduun ka Yaqaana ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|