|
|||||
WAJAALE NEWS
Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Ciidamada Booliska Ku Dhaliilay In Aanay Ilaa Hada Ka Hadal Wariyayaal Magaalada Hargaysa Dhaawacyo Loogu Gaystay.
March 23, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Caaqil rashiid jaambiir oo kamid ah bahda dhaqanka hargaysa ayaa ka hadlay falal mudooyinkii danbe soo noq noqonayay oo dad shacab ah lagu wareeray magaalada hargasya islamarkaana ay weerarka ugaysteen kooxo lagu sheegay ciidamada qorsoon iyo sida ay ciidamada boolisku uga hadli waayeen Sidoo kale caaqil jaambiir ayaa sheegay in aanu maanta abinigiisa ku aaminayn xukuumada madaama ay kuwo dhibaatada gaysanayaan yihiin ciidamadii ay ahayd in ay ilaaliyaan abniga shacabka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga Ucid Ee Sweden Ikraan Cabdi Gadhle Oo Iska Casishay Xilkii... Daawo:Gudoomiye Baashe OO Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirtu Ku Dhex Martay Gobol... Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale,Tababarna Ufuray Fardo Ci... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|