Boqorada Ingiriiska Oo Abaalmarinta Sir Gudoonsiiyay Xildhibaan Gavin Williamson Oo u Ololeeya Aqoonsiga Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqorada Ingiriiska Oo Abaalmarinta Sir Gudoonsiiyay Xildhibaan Gavin Williamson Oo u Ololeeya Aqoonsiga Somaliland.
March 4, 2022 - Written by Editor:

UK(W,N)-Boqorada dalka ingiriiska ayaa abaalmarinta ugu saraysa dalkeeda ee SIR” Gudoonsiisay xildhibaan Gavin Williamson taasi oo uu ku mutaystay sidii uu u maareeye waxbarashada xiligii lagu jiray xanuunka covid19.

Xildhibaan Gavin Williamson oo dhawaan socdaal ku yimid Somaliland ayaa ah mudanihii baarlamaanka uk geeyay doodii aqoonsiga Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS