“Boqolka Qof Ee Xafiiska Iigu Yimaada, Hal Qof Mooyee 99 Kale Dhulbay Igala Hadlayaan”Maayarka Mooge. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Boqolka Qof Ee Xafiiska Iigu Yimaada, Hal Qof Mooyee 99 Kale Dhulbay Igala Hadlayaan”Maayarka Mooge.
March 20, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayara caasimada Hargaysa oo maant hortagay gudida joogtada ee golaha guurtida ayaa ka hadlay xaalada maamul ee dawlada hoose iyo dhibta ay ku hayso arimaha dhul oo aan wali loo helin xal

Sidoo kale maayarka mooge ayaa sheegay in dhulku yahay shayga ugu qaalisan ee dalka oo u dheeman uyahay bulshada ka ganacsata,

COMMENTS
LINKS