Aqoonyahan Siciid Sheekeeye Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Aanu Dalka Buuq Galinin, Isagoo Doonayo In Uu Mudo Korodhsi Samaysto! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Siciid Sheekeeye Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Aanu Dalka Buuq Galinin, Isagoo Doonayo In Uu Mudo Korodhsi Samaysto!
March 25, 2022 - Written by Editor:

“Madawayne Biixi Waxaan Leeyahay Dalkani Ma Qaadi Karayo In Ururo Lagu Dulfuro Iyagoo Dadkiisa Ay Abaaro Saameeyeen Iyo iska Horkeen”Aqoonyahan Siciid Sheekeeye.

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan siciid sheekeeye oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa ka digay iska horkeen iyo buuq siyaasadeed oo madaxwaynuhu galiyo isagoo cid nacayb uga jeeda furista ururada xili dalka ay ka jiraan abaaro baahsan oo saameeyey shacabka.

Sidoo ale aqoonyahan sheekeeye ayaa adaxwayne biixi ugu baaqay in aanu bulshada iska horkeenin isagoo doonayo mudo korodhsi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS