Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland Oo Lagu Qabtay Caasimada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland Oo Lagu Qabtay Caasimada Hargaysa
February 20, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xuska maalinta loo asteeyay dhalinyrada Somaliland ee 20fr ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen masuuliyiin ka socda xukuumada ,ururada bulshada iyo dadwayne tiro badan.

COMMENTS
LINKS