Xisbiga Wadani Oo Canbaareeyay Xadhiga Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Lagu Xidhay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Canbaareeyay Xadhiga Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Lagu Xidhay Magaalada Gabiley.
February 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha ganacsiga iyo warshadaha ee xisbiga wadani xamse cabdiraxmaan khayre ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga sharci daro ah oo xukuumadu kula kacda siyaasi maxamed cabdilaahi bookh oo katirsan xisbiga wadani kaasi oo habeenkii xalay lagu xidhay magaalada gabiley.

Xoghaye xamse ayaa xukuumada ugu baaqay in ay si deg deg ah xoriyadiisa ugu soo celiso.

COMMENTS
LINKS