Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Ku Baaqay Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Sixir Bararka Iyo Jawaabta Uu Siiyay Wasiir Kuxigeenka Ganacsiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Ku Baaqay Banaan Bax Lagaga Soo Horjeedo Sixir Bararka Iyo Jawaabta Uu Siiyay Wasiir Kuxigeenka Ganacsiga.
February 16, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa shacabka caasimada hargaysa ugu baaqay in maalinta bari xarunta golaha la hor yimaadaan banana bax lagaga soo horjeedo kor ukaca miciisha oo saamayn balaadhan ku yeeshay danyarta Somaliland.

Dhanka kale xxildhibaan xasan dhuxul ayaa jawaab adag siiyay wasiir kuxigeenka wasaarada ganacsiga muuse salaf oo isagu ka hor yimid baaqa xildhibaanka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS