Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Munaasibad Qado Sharaf Ah Ku Maamuusay Fanaanka Cawaale Aadan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Munaasibad Qado Sharaf Ah Ku Maamuusay Fanaanka Cawaale Aadan.
February 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan/Abwaan xasan dhuxul oo katirsan golaha wakiilada somlailand ayaa munaasibad qado sharaf ah magaalada hargaysa ugu sameeyay fanaan cawaale aadan iy qoyskiisa oo safar ku jooga caasimada Somaliland.

Munaasibad casuumada ah ee abwaan laabsaalax ufidiyay fanaan cawaale iyo fanaaniin kale ayaa waxaa kazoo qaybgalay mudanayaal katirsan laba gole ee Somaliland iyo siyaasiyiin xubno kale/

.

 

COMMENTS
LINKS