Xildhibaan Ku Cadeeye Oo Sheegay In Caymiska Lagu Soo Rogay Gaadiidku Aanu Waafaqsanayn Shareecada Islaamka.
February 12, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Xidhibaan axmed Dayib ku cadeeye oo katirsan golaha wkiilada somaliland ayaa sheegay in caymiska lagu soo rogay gaadiidka dekeda kazoo dega aanu waafaqsanayn shareecada diinta islaamka islamarkaana uu xaaran yahay.