|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Taliyaha Ciidanka Qaranka Usoo Jeediyay In Aan Xiligan Loo Baahnayn Dabri, Balse Loo Baahan Yahay In Dadka Loo Gurmado.
February 22, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed nuur guruuje oo katirsan golaha wakiilada ayaa ka dareen celiyay baaq taliska ciidanka qaranka kasoo baxay maalintii shalay kaasi oo dadwaynaha badar wanaag lagu ogaysiinayay dabri ay ciidamadu samayn doonaan. Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa taliyaha ciidanka qaranka ugu baaqay in uu ka qayb qaato gurmadka abaaraha dadkana biyo gaadhsiiyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Barnaamujka Milicsiga Siyaasiga Ee Ka Baxa Tv-ga Universal Iyo Waraysi Xasaasi Ah Lagula Yee... “Xadhiga Cableka Internetka Ee Jabuuti Kama Soo Degi Karo Xeebaha Somaliland” Wasiirka Isgaadhsiinta... DAAWO;-Hogaamiye Xirsi Oo Markale Soo Bandhigay Balanqaadyadii Xisbiga Kulmiye Ee Aanay Fulinin, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|