“Waxaan Is Leeyahay Abaartii Hore Ee Ina Soo Martay Ayaa Tan Ka Xumayd”Gudoomiye Riyo raac | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Is Leeyahay Abaartii Hore Ee Ina Soo Martay Ayaa Tan Ka Xumayd”Gudoomiye Riyo raac
February 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in abaaraha xiligan Somaliland ka jiraa ay ka xumaayeen kuwii hore ee ina soo maray islamarkaana aanay hada wax saamayn ah ku yeelanayn doorashooyinka dalka eek u began sanadkan dabayaaqadiisa,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS