|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaa Jira Ragg Ka Macaasha Marka Ay Dadku Dhibaataysan Yihiin Oo Inta Uu Alaabta Xaraysto, Dadka Ku Qaaliyeeya, Taasi Diintana Waa Ka Mamnuuc, Dadnimadana Waa ka Mamnuuc”Madaxwayne Biixi.
February 28, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha jsl ayaa Amray in laamaha Amaanku tallaabo ka qaadaan ganacsatada dadka alaabaha ka xaraysta marka dhibaato timaado si ay ugu qaaliyeena “Waxaa jira ragg ka macaasha marka ay dadku dhibaataysan yihiin oo inta uu alaabta xaraysto dadka ku qaaliyeeya taasi Diintana waa ka mamnuuc dadnimadana waa ka mamnuuc, hay’addaha ku shaqada leh ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Ciidamada Boolisku ka mid yihiin inay ilaaliyaan ka dadka ka xaraysanaaya marka ay dhibaataysan yihiin alaabta ee ku qaaliyeynaya talaabana laga qaado”.
Related posts:Warbixinta Ugu Dambaysa Ee Goob-joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Doorashooyinkii Baarlamaanka Iyo Dawl... Daawo-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soosaartay Fariin Muhiima Oo Ardayda Lagaga Wacyigalinayo... “Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Wakiiladu Ina Ayaanle, Wuxu Ahaa Inan Laga Jecel-yahay Awdal, Ee Kolba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|