“Wax Alaale Wixii Dawlada Ka Xumaada Waxa Ka Masuul Ah, Xafiiskan.”Ex Wasiir Yuusuf M. Cabdi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wax Alaale Wixii Dawlada Ka Xumaada Waxa Ka Masuul Ah, Xafiiskan.”Ex Wasiir Yuusuf M. Cabdi.
February 11, 2022 - Written by Editor:

Hargeysa (WN)- Ex Wasiirkii Hore ee wasaarada maaliyada Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi oo Hada kamida Gudiga Tacliinta sare ee Qaranka Somaliland oo ka qayb galay munaasibad loo qabatay Gudoomiyaha Cusub ee Gudiga Maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaamuqa ayaa si qoto dheer uga hadlay macnaha iyo miisaanka uu leeyahay Xafiiska Maamul Wanaagu,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS