Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Golaha wakiilada,Sheegayna In Aanu Hortagayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Jsl Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Golaha wakiilada,Sheegayna In Aanu Hortagayn.
February 8, 2022 - Written by Editor:

Wasiirka Wasaarada  Gaashaandhiga Jsl cabdiqani caateeye ayaa  Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Golaha wakiilada oo ku eedeeyay in uu hor iman waayay golaha Sheegayna In Aanu Hortagayn, aqbalayna yeedhmo siyaasadeed.

COMMENTS
LINKS