|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Caafimaadka Oo Gaadhi Ambulance Ku Wareejisay Cisbitaalka Magaalada Wajaale.
February 17, 2022 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada iyo deegaana gabiley ayaa gaadhay magaalada wajaale iyagoo gaadhi ambulance ku wareejiyay cisbitaalka magaalada wajaale oo baahi wayn ugu qabay gaadhigan.
Gaadhi ambulanceka ah ee ay wasaarada ku wareejisay cisbitaalka wajaale ayaa waxaa somaliland ugu deeqay urur goboleedka igad. Waxaana munaasibadan lagu wareejinayay gaadhi ka hadlay iskuduwaha gobolka gabiley eewasaarada caafimaadka dr ciise sheekh,agaasimaha guud,odayaal iyo waxgaradka deegaanka degmada gabiley kuwaasi oo wasaarada uga mahad celiyay gaadhigan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Malaga Yaabaa In Qorshaha Safiir Baashe Cawil In Uu Galaafto Nolosha Boqolaal Qoys Oo Ku Nool Gan... DAAWO; Kulan Lagaga Hadlayay Qadiyadda Somaliland Oo Lagu Qabtay Xarunta Baarlamaanka Dalka Sweden. Kulanka Caawa ee dhexmari doona Holland Vs Horyaalka adduunka Spain dareenada kala duwan ee Ku Xeera... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|