HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socda xukuumada Somaliland ayaa lafilayaan dhawaan in ay usocdaalaan dalka tiawan kadib markii ay ka heleen marti qaad rasmi ah
Wafti Somaliland ee lafilayo in safar ugu tagaan dalka tiawan ayaa waxaa hogaamin doono wasiirka arimaha dibada jsl.