|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Shirkada Genel Energy Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa Iyo Ujeedada Socdaalkooda.
February 14, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wasaarada macdanta Iyo Tamarta Somaliland iyo masuuliyiin kale oo katirsan wasaarada ayaa madaarka cigaal ee caasimada hargaysa kusoo ahweeyay wafti ka socda shirkada shidaal baadhista ee Genel Energy kuwaasi oo iskugu jira madaxda shirkada iyo khuburo caalamiya.
Madaxda ka socota shirkada genel energy ayaa dalka uyimid sidii ay usii anba qaadi lahaayeen shidaal baadhistii ay ka wadeen gobolada bari ee Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xisaabiyihii Guud Ee Hore Oo Bulsho Waynta S/land Si Cilmiyaysan Ugu Iftiimiyay Masuulka Waayo Araga... DAAWO; Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Kulan Layeeshay Hogaanka Jabhada ONLF Iyo Qodobada Ay Ka w... DAAWO; Mo Farah Oo Soo Bandhigey Waxyaabaha U Sahla Inuu Guulo Ka Gaadho Tartanada Ciyaaraha. Muxuu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|