|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaarka Caasimada Hargaysa Iyo Ujeedada Socdaalkooda.
February 1, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socda dalka jabuuti oo ay horkacayaan talilayaal ciidan ayaa galabta lagu soo dhaweeyay madaarka cigaal international airport kuwaasi oo ka qaybagalaya munaasibada xuska 28aad ee aas aaska ciidanka qaranka Somaliland oo maalinta bari ah lagu qaban doono taliska guud ee ciidamada qaranka jsl.
Waxaana waftigan madaarka cigaal kusoo dhaweeyay talilayaasha ciidanka qaranka booliska asluubta iyo wasiiro katirsan xukuumada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Itoobiya Oo Dalbatay In Hay'adda WHO Baadhitaan Ku Sameyso Hab-dhaqanka Tedros, Kana Soo Horjeedo In... “Waxaan Ubaahanay Nimanka Musheekhda Ahi, In Ay Ka Jawaabaan Ilayn 30Jiro May Ahayne Maalintaasi Hal... Wiil Yar Oo Afar Sano Jir Ah Oo Markii Labaad Ku Guulaystay In Uu Noqdo Duqa Magaalo Ka Mida Magaalo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|