|
|||||
WAJAALE NEWS
Wadahadalo Toos ah Oo Dalka Belarus Uga Furmay Ruushka Iyo Ukraine.
February 28, 2022 - Written by Editor:Belarus(W,N)Wada hadalo toos ayaa dalka berarus uga furmay waftiyo ka kala socda Ukraine iyo Ruushka, iyadoo laga wada hadlayo xalka colaadeed ee ka aloosan xadka labada dal. Shirkan ayaa waxaa uu ka dhacayaa xadka u dhaxeeya labadda dal ee Ukraine iyo Belarus. Kulanka kahor, Madaxweynaha Ukraine, ayaa sheegay in dalkiisa uu doonayo xabbad joojin deg deg ah, iyo ka bixitaanka ciidammada Ruushka. Dhanka kale, Ruushka ayaa sheegay inuu doonayo in la gaadho heshiis faa’iido u leh labadda dhinac.
Related posts:Xukumada Somaliland Oo Madaxtooyada Ka Mamnuucday Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Wakiilada Iyo Xukumada... Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee JSL oo ka qayb galay Shirar Caalami ah, Sharaxyna Garsoorka Somalilan... Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyay kulamo uu La yeeshay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|