“Waanu La Soconaa Musuq Maasuqa Dalka Ka Dhacaya Iyo Inay Qayb Ka Yihiin Ganacsatadu, Iyo Halka Lageeyo”Muj Axmed Cali Gaydh | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waanu La Soconaa Musuq Maasuqa Dalka Ka Dhacaya Iyo Inay Qayb Ka Yihiin Ganacsatadu, Iyo Halka Lageeyo”Muj Axmed Cali Gaydh
February 28, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Mujaahid Axmed Cali Gaydh oo kamid ah ururka Somaliland jire ayaa si adag uga hadlay Doorka ay ganacsatadu ku leeyihiin musuq maasuqa baahsan ee dalka ka jira iyo doorka ay ku leeyihiin ganacsatadu oo iyagu kastamyada dalka loogu qoro waraaqo la leeyahay waxaasi ayaanu ka qaadeen cashuur dhaaf siiya isagoo ku eedeeyay in ay qayb wayn ka qaataan musuq maasuqa ayna arkayaan.

Sidoo kale muj axmed cali gaydh ayaa sheegay in wasaarada ganacsiga aanay kuu sheegi Karin waxa laga soo siiyo ganacsatada bariiska iyadoo aanu jirin wax ka qaaliyoobay caalamka balse ay iyagu shacabka ku libin laabeen sixirka.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS