Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Jsl Oo Dhagax Dhigay Saldhig Boolisk Laga Hirgalinayo Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Jsl Oo Dhagax Dhigay Saldhig Boolisk Laga Hirgalinayo Magaalada Wajaale.
February 28, 2022 - Written by Editor:

Wajaale(W,N )-Taliye Kuxigeenka Labaad ee Ciidanka Booliska Somaliland oo ay Weheliyaan gudomiye kuxigeenka Guddida Qandaraasyada Qaranaka iyo Maamulka Degmada Tog.Wajaale  Ayaa maanta  Dhagax-dhigay Dhismaha Saldhiga Booliska oo laga Dhisayo Xaafadaha Bariga  Ee Magalada Wajaale .

 

COMMENTS
LINKS