“Somaliland Weli May Helin Hogaamiye, Bal Ka Warama Muuse Biixi Oo Maanta Madaxwayne Ah, Inta Uu Tiisa Daneeyo, Hadii Uu Danayn Lahaa Ta Dadka Uu Madaxwaynaha Uyahay?Siyaasi Cali Guray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Somaliland Weli May Helin Hogaamiye, Bal Ka Warama Muuse Biixi Oo Maanta Madaxwayne Ah, Inta Uu Tiisa Daneeyo, Hadii Uu Danayn Lahaa Ta Dadka Uu Madaxwaynaha Uyahay?Siyaasi Cali Guray.
February 3, 2022 - Written by Editor:

Hogaamiyayaasha Waawayni Waxay Daneeyaan Guusha Dadka In Ka Badan Inta Ay Tooda Daneeyaan. Cali Guray.

“Somaliland Weli May Helin Hogaamiye. Waxa Ugu dhawaa AHN Cigaal. Bal ka Warama Muuse Biixi Oo Maanta Madaxwayne ah Inta Uu Tiisa Daneeyo, Hadii Uu Danayn Lahaa Ta Dadka Uu Madaxwaynaha Uyahay? Yaa ugu taag heli kara saw Hogaamiye-nimadu hibo Ilaahay bixiyo maaha? Somaliland maraxaladdan kama gudbi karto ilaa ay hesho Hogaamiye run ah oo Ilaahay dhexdooda ka soo saro. Markaa saw maaha: GABAXSIGA HA ISKAGA JIRTO IYO GOOSAN HABAQLAHA inta ay helayso hogaamiye dhab ah. Ilaahayo adigu u gargaar adigay taada noqotaaye”Siyaasi cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa sidaasi ku barta uu ku leeyahay xidhiidha dadwaynaha ee facebookga.

 

COMMENTS
LINKS