Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Faah Faahin Ka Bixiyo Safarkii Uu Ku Tagay Dalka Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Faah Faahin Ka Bixiyo Safarkii Uu Ku Tagay Dalka Itoobiya.
February 6, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi jaamac shabeel oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa madaxwaynaha Somaliland gu baaqay in uu bulshada faah faahin ka siiyo safarkii uu ku tagay dalka itoobiya iyo waxyaabihii uu kala soo hadlay raysalwasaaraha itoobiya kaasi oo tuhuno badani ka hadhaysan yihiin.

 

 

COMMENTS
LINKS