Shirkada Somtel Oo Guri Goglan Ku Wareejisay Gabadh Ku Guulaysatay Hadiyadihii Ay Bixinaysay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Somtel Oo Guri Goglan Ku Wareejisay Gabadh Ku Guulaysatay Hadiyadihii Ay Bixinaysay.
February 11, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirkada isgaadhsiinta casruga ee somtel ayaa guri dhisan oo ogol, internetkuna free yahay kuw wareejisay gabadh yar oo ku guulaysatay taasi oo kamid ahayd hayadiyadaha shirkada ee 10kun.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS