Shil Gaadhi Ka Dhacay Jijdka Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Sobobay Dhimasho Iyo Khasaare Kale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Ka Dhacay Jijdka Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Sobobay Dhimasho Iyo Khasaare Kale.
February 8, 2022 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Alle ha,unxariistee hal qof ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay wadada isku xidha kalabaydh iyo wajaale ee gobolka gabiley .

Talista ciidanka nabadgalyada wadooyinka ee gobolka gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay shil oo ay isku dhaceen iska rogooyinka ka shaqeeya dhismaha wadada kalabaydh iyo wajaale.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS