Qiimaha Lagu Raaco Basaska Magaalada Hargaysa Oo La Kordhiyay Iyo Dadwayne Ka Dareen Celiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qiimaha Lagu Raaco Basaska Magaalada Hargaysa Oo La Kordhiyay Iyo Dadwayne Ka Dareen Celiyay.
February 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qiimaha lagu raaco basaska ukala baxa xaafadaha magaalada hargasya ayaa kordhiyay qiimihii lagu raaci jiray oo hore uhaa 2000shl halka ay hada ka dhigeen 3000shl,

Dhanka kale dadwaynaha caasimada hargaysa ayaa cabasho ka muujiyay kor ukaca qiimaha lagu raaco basaska hargaysa.

COMMENTS
LINKS