|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaarkamid Ah Culimada Aw diinta Somaliland Oo Ka Hadlay Sheikh Reer Laascanood Ah Oo Maanta Lagu Dilay Magaalada Kismaayo.
February 22, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimada Somaliland oo caawa shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay geerida sheikh cabdinaasir Axmed Yuusuf oo kamid ah culimada gobolka sool oo maanta qarax lagu dilay isagoo ku sugan magaalada kismaayo ee dalka Somaliya. Culimadan ayaa ka waramay taariikhda sheikh cabdinaasir oo gacan ka xaqdarani dishay isagoo arimo diimeed iyo faafinta wacdiga lagu dilay kismaayo. Sidoo kale culimadan ayaa shacabka iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku tacsi udiray iyagoo ilaahay uga baryay in uu samir iyo iimaan kasiiyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Sheegay In Aanu Jirin Wax Xilka Qaadis Oo Xafiiskiisa ... Prof Ibraahim Meecaad Oo Taageeray Hadalkii Kasoo Yeedhay Madax-Dhaqameedka Gobolka Gabiley, Fariin... “Madaxweyne Muuse Biixi Iskuma Dhigin Inuu Weli Yahay Madaxweynihii Qaranka Somaliland, Waxaanu Weli... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|