HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda Ciidamada Millatariga Somaliland ayaa saaka Dil toogasho ah ku xukuntay Alifle-Maxamed Axmed Cabdillaahi, oo lagu helay in uu dilay Gaashaanle dhexe Cabdirisaaq Dalmar oo ahaa Taliyihii Guutada Gamadiid ee Xerada Ciidamada Qaranka xerada ciidanka qaranka ee deegaanka Goroyo-cawl ee gobolka awdal.