|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl Oo Kulan Sagootin Iyo Casho Sharaf Ah, Qasriga Madaxtooyada Ugu Sameeyey Weftigii Ka Socday Baarlamaanka Uk.
February 20, 2022 - Written by Editor:Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo madaxweyne ku xigeenka Qaranka Somaliland, ayaa casho Sharaf qasriga madaxtooyadda ugu sameeyey xildhibaanadii uu hoggaaminayey MP. Given Williamson oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaana kulankaa casho sharafta ah madaxweynaha kala soo qaybgalay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland, Gudoomiyaha Guurtida, Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Maayarka caasimada Hargeysa iyo masuuliyiin ka mida ah ganacsatada waaweyn ee Somaliland.
Related posts:DAAWO; Muuqaalka Cabdi Iley Oo Hadalo Qiiro Leh ka Hor Jeediyay Maxkamada, Sheegayna Wixii Danbiyo K... Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Denmark u Qaabilsan Soomaaliya Iyo Qodo... Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Mamnuucday In La Qabto Kal Fadhiyo Aan Caadi Ahayn Guud Ahaan Gobolada D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|