|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxwaynuhu Waakii Hore Golaha Ula Hadlay, Lakiin Malaha Tii Wuu Qawaday, Oo Wuxu Is Yidhi Wax Walba Hunguri Ayaa Ugu Horeeyee, Nimanka Iska Jeedi”Gudoomiye Saleebaan.
February 13, 2022 - Written by Editor:“Madaxda Waxaan Leeyahay Jaraa,idka Iyo Haayadaha Wax Sheeg Sheega, Waxba Haku Talax Tagina, Iyaguba Waxay Kamid Yihiin Haayadaha Qaranka E”! Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl. HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa khudbad dar daarana iyo Hogo Tusaalayn ah ka jeediyay munaasibadii madaxwaynaha Somaliland ku casuumay mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo ka qabsoontay qasriga madaxtooyada jamhuuriyada Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Sheekh-Aadan Siiro Oo Taageeray Murashaxnimada Maxamed Biixi Yoonis Fariina u Diray Bulsha Wa... Daawo: Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Digniin U Dirtey Darawalada Gaadiidka Iskaga Kala Goo... Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Sheegay In Wargeysyada Haatuf Iyo Somaliland Times Ay U Xidhan Yihiin Madaxw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|