Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Diyaarinta Qorshaha Horumarinta Qaranka Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Diyaarinta Qorshaha Horumarinta Qaranka Somaliland.
February 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland iyo xubno kamid ah golaha wasiirada, gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada iyo xubno ka socday haayadaha caalamiga iyo kuwa wadiga ah ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu daahfuryay diyaarinta qorshaha horumarineedka qaranka somaliland oo ay gadhwadeen ka Tahay wasaarada qorshaynta qaranka jsl.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS