|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayanha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Guryo Noqday.
February 25, 2022 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa waddanka Jabbuuti, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo, ayaa waxa madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee dalka, Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex, maayarka caasimadda Hargeysa iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda katirsan, waxana uu qaddar nasasho ah ku qaatay qolka VIP-da ee madaarka.
Related posts:Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xalay Dhalinyaro Tiro Badan Xabsiga Utaxaabay Iyo Hudheelo Ganacsi ... FALANQAYN: Muranka Dhulka Oo Mudooyinkii U Danbeeyay Kusoo Badanaya Magaalada Hargaysa Iyo Doorka Ma... Qaraxyo Xoogan Oo Caawa ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac Ee Uu So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|