|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Dawlada Hoose.
February 17, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa maanta galinkii danbe qabtay munaasibad lagu abaalmarinayo qaarkamid ah shaqaalaha dawlada hoose ka hawlgala kuwaasi oo la gudoonsiiyay abaalmarin lacageed.taasi oo ay kazoo qaybgaleen wasiiro xukuumada katirsan iyo masuuliyiin kale.
Sidoo kae maayarka caasimada ayaa ka warbixiyay qorshaha dawlada hoose ee shanta sano iyo tirade guud ee shaqaalaha dawlada hoose ee hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dr Cabdiraxmaan Bayle Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Jaamacada Tima Cade Ee Magaalada Gabiley! War Deg Dega Ilaalada Wasiirka Arimaha Gudaha Cali Waran Cade Oo Laba Garab U kala Jabay Iyo Dagaal ... DAAWO ; Xukuumada Somaliland Oo Mudaharaadkii London ku Eedeysay In ay ka Danbeeyeen Xisbiga Mucaar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|