|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Abaalmarino Gudoonsiiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Dawlada Hoose.
February 17, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa maanta galinkii danbe qabtay munaasibad lagu abaalmarinayo qaarkamid ah shaqaalaha dawlada hoose ka hawlgala kuwaasi oo la gudoonsiiyay abaalmarin lacageed.taasi oo ay kazoo qaybgaleen wasiiro xukuumada katirsan iyo masuuliyiin kale.
Sidoo kae maayarka caasimada ayaa ka warbixiyay qorshaha dawlada hoose ee shanta sano iyo tirade guud ee shaqaalaha dawlada hoose ee hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ; Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Oo Soo Saaray Wareegto Uu ku Amrayo Haayadaha Dawlada Iyo ... DAAWO; Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Si Adag Uga Hadlay Cabashada Qoyska Leh Dhul La Sheegay I... “Anigu Markii La Ii Barayey Xuuto Waxa La Igu Baray Qof Wanaagsan Balse Waxa Ilaa Hada Ii Cuntamila ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|