Maamulka Degmada Wajaale Oo Wado Nooceegu Cusub Yahay Ka Hirgalinaya Gudaha Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo Wado Nooceegu Cusub Yahay Ka Hirgalinaya Gudaha Magaalada.
February 14, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka Degmada Wajaale Ee Gobolka Gabiley ayaa hirgalinayo wado casri ah oo la dhigayo dhagaxa Qorka taasi oo qayb  muhiim ah. Ka qaadan doonta bilicda magaalada wajaale .

Gudoomiyaha degmada wajaale iyo gudoomiye kuxigeenka degmada ayaa kormeer kusoo maray wadooyinka ay dawlada hoose ee wajaale ka hirgalinayso xaafadaha magaalada wajaale,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS