Maamulka Degmada Wajaale Oo Gudaha Magaalada Ka Hirgalinaya Wadooyin Cusub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo Gudaha Magaalada Ka Hirgalinaya Wadooyin Cusub.
February 7, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada wajaale ayaa bilaabay wadooyin cusub oo ay ka hirgalinayaan gudaha magaalada wajaale kuwaasi oo ah kuwo caro kaawe ah.

Gudoomiyaha degmada iyo xubno kamid ah maamulka degmada ayaa ka warbixiyay dhismaha wadooyinka ay ka maamul ahaan wadaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS