Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Qalab Caafimaad Ku Wareejisay Xanaanada Dhexe Ee Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Qalab Caafimaad Ku Wareejisay Xanaanada Dhexe Ee Magaalada.
February 17, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xoghayaha Fulinta Dowladda Hoose Ee Gabiley Mudane Cabdiqaadir Maxamed Cabdi ayaa ku wareejiyay Koombuyuutarka Uurku Jirta Ee loo yaqaano (Altra Sound Computer) Xanaanadda Dhexe Ee Gabiley.

Koombuyuutarkan Uurku jirta ayaa wax wayn u qaban doona dadwaynaha Ku dhaqan xaafadda Laagbarako Iyo Nawaaxigeeda.

COMMENTS
LINKS