|
|||||
WAJAALE NEWS
Kulan Dhexmaray Madaxwayne Biixi Iyo Maxamuud Xaashi Oo Mudo Siyaasadu Kala Fogaysay Kadib.
February 15, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi oo hore looga caydhiyay xisbiga KULMIYE ayaa maanta kulan ku yeeshay qasriga Madaxtooyadda. Kulankan ayaa la sheegay in uu ahaa Heshiisiin Iyo Islaab Xaadhasho ah dhexmartay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Siyaasiga Maxamuud Xaashi. Kulanka waxa ku wehelinayay Amb Baashe Cawil iyo xubno kale. Madaxwaynaha Somaliland iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa muddooyinkii dambe ay siyaasaddu kala fogaysay, ma jiro wax war ah oo wali ka soo baxay. Related posts:Shirkadda Telesom oo 15,000 Kartoon Oo Timir ah ku Wareejisay Guddida Taakulaynta Abaaraha Qaranka ... Daawo:Debaaldagii Xuska 18may EE Magaalada Dubai iyo Wacdarihii Fanaanada Ifraax Muuse Maxamuud (ifr... DAAWO “Waxaanu u Aragnaa Dadka Aanu Jaarka Nahay Ee Reer Puntland Inay Yihiin Dad Gob ah Oo Xariir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|