“Inta Cabdimaalik Kasoo Horjeeda Waxaan Rabaa In Ay Iswaydiiso, Cabdimaalik Muxuu Rabaa”Sh. Maxamed Ismaaciil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Inta Cabdimaalik Kasoo Horjeeda Waxaan Rabaa In Ay Iswaydiiso, Cabdimaalik Muxuu Rabaa”Sh. Maxamed Ismaaciil.
February 11, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Ismaaciil oo kamid ah Culimada somaliland ayaa ka hadlay xadhiga cabdimaalik Coldoon iyo jaamacada barwaaqo iyo iskuulka abaarso oo uu Sheegay in ay culimadu ka gaabisay ka hadalka arintan.

Sidoo kale sheikh maxamed ismaaciil ayaa sheegay in dadka uu cabdimaalik sheegay in ay diinta kiristaana ay faafiyaan ay xaqiiq tahay isagoo hambalyay yeeyay garsoorihii xukumay in danbi lagu waayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS